Home galmudug Koox dhalinyara ah oo kufsi ka geestay Qeybo ka mid ah gobalka...

Koox dhalinyara ah oo kufsi ka geestay Qeybo ka mid ah gobalka mudug

0

Gabar 12 jir ah ayaa kufsi wadareed loogu gaystay degmada Burtinle ee gobalka mudug.

waxaana warar la helayo ay sheegayaan in Dadkii falkaasi geestay ay gacanka ku soo dhigeen Ciidamada Booliiska.

ilaa 3 ruux oo dhalinyara ah ayaa la sheegay in gacanta lagu soo dhigay laguna tuhmayo falkaasi dhacay.

Dhawaan galmudug waxaa ka dhacay kufsi loo geeystay geber 12 jir ah oo ka dibna ragii kufsaday ay dileen

Xigasho Hornpost.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here