Home galmudug Dhismaha wadada isku xirta galkacyo iyo hobyo oo meel gaba gaba ah...

Dhismaha wadada isku xirta galkacyo iyo hobyo oo meel gaba gaba ah maraya (Sawiro)

0

waxaa meel gaba gaba ah maraya dhismaha wadada jaagya ah ee isku xirta magaalooyinka Gaalkacyo iyo Hobyo kana tirsan gobalka mudug.

Waxaa Lagu Guleystay in La Dhiso 130 km. lana tilmaamay in ay tahay goobihii ugu dhibka badnaa.

Waxaana Dhismaha Waddaan ka qeyb ka qaadtey Shacabka Galmudug oo kaa shanaya ganacsatada dalmudug.

Dhismaha wadadaan waxaa gacanta ku haya Gudiga Hormarinta Bulshada Ee GOB oo xilweyn iska saaray sidii bulshada Deeganadas ay u heli lahaayeen Waddo iyo deegaan dhisan.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here