Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Saraakiil itoobiyaan ah oo Maanta ka degay Beledweyne ka dib weerarkii dhawaan……

Saraakiil itoobiyaan ah oo Maanta ka degay Beledweyne ka dib weerarkii dhawaan……

0

Taliyaha guud ee Ciidanka Xoogga gaarka ah ee Dowlad Deegaanka Soomaaliya Sarreeye guud Maxamed Axmed iyo Major Jeneral Tesfaye Ayalew, oo ah Madaxa hawlgalinta Ciidamada Qalabka Sida ee Ethopia ahna Isku-duwaha Ku-meel-gaarka ee gudiga Amniga ayaa gaaray Magaalada Baladwayne ee Gobalka Hiiraan

Sarakil ka Tirsan Jabuuti ayay Ceeljalle kulamo kala duuwan ay kulla qateen sarakishan maanta ka degay magaalada Beledweyne.

safarka Saraakiishaan itoobiyaanka ah iyo Kuwa DDS ayaa ku soo aaday xili dhawaan Alshabaab ay ka tilaabeen xadka Soomaaliya iyo itoobiya islamarkaana ay Weerar ka geysteen dhulka Dowlad Deegaanka Soomaalida

 

Ad
Previous articleGolaha Wasiirada oo saacadaha soo aadan la shaacin doono iyo xogtii u dambeysay
Next articleMaxay tahay fadeexada iyo Xeebta ka dhex jirta Gudoomiyaha Baarlamaanka ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here