Home wararka Dalka Safaarada Jabuuti ee Somaliya oo Xariga kaga jaray Daawo Sawirada.

Safaarada Jabuuti ee Somaliya oo Xariga kaga jaray Daawo Sawirada.

0

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Jabuuti Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si wadajir ay xariga uga jaray dhismaha cusub ee Safaaradda Jabuuti ee Soomaaliya.

Dhismaha safaarada Jabuuti ayaa laga hirgeliyey degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho.

Xarig-jarka safaaradaan ayaa muujineysa horumarka laga sameynayo xiriirka iyo iskaashiga labada dal, taasoo labada Madaxweyne ay bogaadiyeen.

Waxaa xiligan halkaas ka socota xaflad balaaran oo ay ka qeyb galayaan madaxda labada dal, masuuliyiin iyo qeybaha bulshada.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here