Thursday, May 23, 2019
Home puntland Ciidamada amaanka puntland oo adkeeyay Amniga Magaalada Boosaaso (Akhriso)

Ciidamada amaanka puntland oo adkeeyay Amniga Magaalada Boosaaso (Akhriso)

0

Ammaanka Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga  Puntland ayaa si weyn loo adkeeyay Saacaddihii ugu dambeeyay ka dib markii halkaasi ay tageen Ciidamo badan oo ka tirsan maamulka Puntland.

Ciidanka ayaa howlgallo Culus ka wadda Caawa Xaafaddaha ay ka kooban tahay Magaalada Boosaaso.

Howlgaladan oo ay sameynayaan Ciidanka Amaanka ee Maamulka Puntland ayaa waxa ay ka socdaan xaafadaha ay ka kooban tahay Degmada Boosaaso.

Jimcihii aynu soo dhaafnay ayay ahayd markii Masjid ku yaala magaalada Bosaaso lagu dilay Suldaan Bashiir Muuse Koonte oo kamid ahaa Isimada Puntland

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here