Home wararka Dalka Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Saraakiil ka socota Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha...

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Saraakiil ka socota Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Somaliya.

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducalle Gelle Xaaf ayaa la kulmay Saraakiisha Laanta Afaraad ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ee ka howlgala Deegaanada Galmudug.

Xubanaha uu la kulmay Madaxweynaha ayaa waxa ay ka kala socdeen dhamaan DegmooyinkaGalmudug, waxaana hogaaminaya Agaasimaha Laanta afaraad ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Sugaal Yuusuf.

Saraakiisha ayaa uga warbixiyay Xaaf qaabka ay u shaqeeyaan iyo halka ay wax u marayaan

Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay sida wanaagsan oo ay bulshada reer Galmudug ugu shaqeeyana uguna fududeeyaan baahiyaha ay qabaan hadii ay tahay helitaanka Passport-ka oo kolkii hore u soo doonan jireen caasimada dalka.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here