Home galmudug shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Degaanka godinlabe.

shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Degaanka godinlabe.

0

Shilgaari oo sababay Qasaaro Naf iyo maalba leh Ayaa kadhacay duleedka magalada Godinlaba.

Shilkaan Ayaa waxaa Ku nafwayay 1ruux 4 uu kamid yahay darawalkii gaari ganacsata dhaawac ayaa ka soo gaaray.

Gaarigaan oo nuciisu Ahaa Dheyne Ayaa siday qudaar kaas oo ka yimid magalada baladweyne kuna siijeday deegaano ka tirsan galguduud

Shilkaan Ayaa Ku soo Aadaya xili uu Sii xoogaystay burburka wadooyinka Ee isku kala goosha Goballaa Dalka.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here