Home galmudug Madaxweyne Xaaf oo amar ka soo saaray Xad gudubyada Ka dhanka ah...

Madaxweyne Xaaf oo amar ka soo saaray Xad gudubyada Ka dhanka ah Haweenka

0

Madaxweynaha Galmudug axmed ducaale gelle { Xaaf } ayaa soo saaray baaq ku aadan ilaalinta Sharafta iyo Xuquuqda Haweenka Galmudug, xilli shalay loo dabaal degay xuska maalinta Haweenka Aduunka.

xaaf ayaa wacad ku maray in raga gaystay falalka lagu dhibaateeyo haweynka aysan u dul qaadan doonin Tilaabo sharci ahna laga qaadi doono, sidii falalka kusfiga ay qeyb ka yihiin gaysta.

Hadalka ka soobaxay madaxweynaha galmudug ayaa ku soo aadaya xilli dhawaan Magaalada Galkacyo ee gobalka mudug lagu kufsaday Geber da’yar ah, ka dibna la dilay.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here