Home galmudug Madaxa Xukuumada Galmudug Shiikh Shaakir oo gaaray Caasimada Dhuusomareeb isagoo ku baaqay...

Madaxa Xukuumada Galmudug Shiikh Shaakir oo gaaray Caasimada Dhuusomareeb isagoo ku baaqay ( Daawo Sawirada)

0

Waxaa Caasimada Galmudug Ee Dusmo~reeb Dib Ugu Soo laabtay Madaxa Xakuumada Dowlad Goboleedka Galmudug Dr Shiikh Maxamad Shaakir Kadib Safaro Shaqo ugu Maqnaa Dalkaga Turkiga iyo Caasimada Somalia Ee Mugdisho.

Madaxa Xakuumada Galmudug Dr Shii Maxamad Shaakir Cali Xasan Ayaa Sheegay in Dhamaan lagu Guuleystay Howlahii Shaqo Ee uu U baxay Asagoona Shacabka Galmudug Horumar iyo Midnimo ugu baaqay.

soo dhaweyntiisa kadib ayuu warbaahinta uga waramey safaradiisa uu ku tagay turkiga iyo Muqdisho isagoo intaasi kadib shacabka galmudug ku booriyay midnimo

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here