Home Wararka Maanta DEG DEG: Qarax Culus oo Goordhow Ka Dhacay Muqdisho iyo Faahfaahin kasoo...

DEG DEG: Qarax Culus oo Goordhow Ka Dhacay Muqdisho iyo Faahfaahin kasoo Baxaysa

0

Qarax sababay Dhimisho iyo dhaawac ayaa goordhaw ka dhacay xaafadda Buula-Xuubey ee degmada Wadajir.

Sida ay noo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Booliiska Soomaaliya qaraxan ayaa ahaa nuuca Miinada la dhigo hareerta laamiga.

Ma jirto faahfaahin rasmi ah oo ka soo baxay Hay’addaha Amniga ee ku saabsan Qaraxan.

Ad
Previous articleRuushka oo diyaarado Nuuca Drones-ka ah ku duqeeyay caasimadda Ukraine ee Kyiv
Next article92 Tahriibeyaal qaaqaawan oo laga helay xuduuda Turkiga iyo Giriigga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here