Home Wararka Caalamka Maxkamadda sare ee Kenya oo cadeysay iyo Ruuto uu yahay Madaxweynaha Kenya

Maxkamadda sare ee Kenya oo cadeysay iyo Ruuto uu yahay Madaxweynaha Kenya

0

Wilyam Ruto ayaa noqday Madaxweynaha saxda ah ee la doortay kadib markii maxkamadda aqbashay natiijada doorashada.

Maxkamada sare ee dalka Kenya ayaa dhawaan dalbaday in Lagu caliyo tirinta Codadka 15 goobood oo Kenya ka Tirsan ee codadka Laga dhiibtay.

Maxkamada ayaa raacday wadaadkii Guddiga Doorashada Kenya, waxaana sidaasi Madaxweynaha Kenya ku noqonya Ruuto

Ad
Previous articleBoliiska Galmudug oo qabtay gaadiid siday Geed kotorobaan ah
Next articleCiidamada Galmudug oo dib u furay isgaarsiin ay Shabaab jareen (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here