Home Wararka Maanta Deg Deg Masiibo Ka dhacay Muqdisho iyo Guri ay ku dhinteen 9...

Deg Deg Masiibo Ka dhacay Muqdisho iyo Guri ay ku dhinteen 9 ruux (Sawiro)

0

Guri ku yaala Degmada Wadajir gaar ahaan Buula xuubey waxaa ku dhintay Catuur gaaraysa 9 canug oo la sheegay in Gurigii ay ugu galeen daadadkii ka dhashay Biyaha Roobka.

Qaar ka mid ah dadka Deegaanka ayaa iisheegay in Gurmad ay sameeyeen Lagu soo badbaadiyay Qaar kale, waxaana sababay dhimashada caruurtaan Biyaha Daadadka ah oo Gurigaan galay,sidoo kale Guriga ayaa la sheegayaa inuu Qeyb ka mid ah soo Dumay.

Xaafadaha Buula xuubey ayaa Mar kasta Go’doon gala xiliyada ay roobabka Da’aan waxaana Lagu guulaysan waayay dhowr jeer in Biyaha Buula xuubey xal Loo helo.

Waa dhacdo Murugo  badan in Mar Qura ay wada geeriyoodaan 9 caruur ah oo qaarna ay umul yihiin.

 

Ad
Previous articleFarmaajo oo kulan la qaatay Dhaqaatiirkii La Tacaashay Caroona (Sawiro)
Next articleCiidamadii Milateriga ee diiday Muddo Kororsigii Farmaajo oo Muqdisho Laga saaray (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here