Home galmudug Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ka hadlay xiliga doorashada iyo 5 Kooxood...

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ka hadlay xiliga doorashada iyo 5 Kooxood oo Galmudug isku heesta. (Dhageyso)

0

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi carabey oo ku sugan Dalka kenya ayaa wareysi uu ku bixiyay hoyga uu ka daganyahay dalkasi kaga hadlay xaalada Galmudug.

Carabey ayaa ugu horeyn waxa uu sheegay in Galmudug ay dhexda ka gashay 5 kooxood oo doonaya in dhamaantood maamulka qabtaan.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa wareysigiisa oo dheer waxa uu dhanka kale kaga hadlay doorashada Galmudug ee cusub xiliga ay dhaceyso ee loo balansanyahay.

waxa uu soo hadal qaaday khilaafka Galmudug ee taagan xiligan halka uu kasoo bilowday iyo cida keentay in khilaafka uu heerkaasi gaaro.

Halkan Hoose ka dhageyso Codka Carebey.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here