Home Wararka Maanta Ciidamo Safar Dhulka Ah ku Baxay oo Gaaray Magaalada Gaalkacyo Xili La...

Ciidamo Safar Dhulka Ah ku Baxay oo Gaaray Magaalada Gaalkacyo Xili La Filaayo in Galmudug Weerar ku Qaadaan Alshabaab(Sawiro)

0

Ciidankaan oo ka baxay Muqdisho ayaa safar dhulka ah ku tegay magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, waxayna ku biirayaan cutubyo u diyaarsan inay Alshabaab ka xoreeyaan deegaanada ay uga dhuumaaleystaan Galmudug.

Ciidmadaan oo Dhawaan Ka Baxay Magaalada Muqdiaho ayaa Xalay Gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug.

Tan iyo Markii Alshabaab lagu Qaaday Guluf Culus kaas oo Sababay in Alshabaab laga Saaro Inta Badan Gobolada Dalka Sida Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe Taas ayaana Keentay Inay Isku Furmaan Wadooyinka Muqdisho iyo Gaalkacyo.

Ciidmadaaan ayaana Ku Biiraaya Ciidamo Dhawaan la rabo inay Gacanta Ku Dhigaan Degmada Xarardheere oo Wali Alshabaab maamulayaan.

Ad
Previous articleLabo gabdhood oo Soomaali ah oo lagu soo daray liiska 100-ka qof ee ugu saameynta badan Afrikaanka(Sawiro)
Next articleGudoomiye Madaale oo ka farxiyay Hooyo Deeqo Muuqaal Dareen xumbaarsan Facebook ku baahisay (Sawirro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here