Home galmudug Maxkamada Magaalada Galkacyo oo Amartay in la soo qabto Gaarigii Lagu waxyeelayay...

Maxkamada Magaalada Galkacyo oo Amartay in la soo qabto Gaarigii Lagu waxyeelayay Geber lagu Kufsaday Galkacyo.

0

Warqada ka soo baxday Maxkamada Darajada Koowaad ee magaalada Gaakacyo ayaa lagu sheegay in la soo qabto gaariga noociisu uu yahay #Mark_II aqoonsigiisuna yahay #GG_682 iyo mukiilaha gaariga oo lagu magacaabo yaasir Aadan cali.

Ciidamada Amaanka Magaalada Galkacyo ayaa la faray in ay Gacanta ku soo dhigaan Dadkii Falkaasi ka dambeeyay oo la Tuhumay Gaariga ay wateen.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here