Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo La Kulmay Madaxweyne Shariif iyo Xasan

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo La Kulmay Madaxweyne Shariif iyo Xasan

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan is xog wareysi xaaladda dalka iyo doorashooyinka waxa uu galabta hoygiisa kula yeeshay Madaxweynayaashii hore ee dalka Mudane Shariif Sh. Ahmed iyo Xasan Sh. Maxamuud.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa sii wada kulamada gaar gaarka ah ee uu la yeelanayo Musharaxiinta iyo Siyaasiyiinta Soomaaliyeed si ay doorashooyinka ugu qabsoomaan jawi xasiloon.

Kulankaan ayaa ku soo aaday Xilli Khilaaf xoogan uu u dhaxeeyo Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Ad
Previous articleKenya oo Safaaradeeda Muqdisho Maanta dib ufuratay
Next articleDeeq Gurmad ah oo Maanta La gaarsiiyay Ciidamada Hugunta ah ee Ku sugan Gobalka Mudug (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here