Home galmudug Gaalkacyo Meydka Gabar yar oo la jir dilay oo lagu arkay Magaalada...

Gaalkacyo Meydka Gabar yar oo la jir dilay oo lagu arkay Magaalada gudaheeda.

0

Meydka Gabar da’yar ayaa saaka lagu arkay magaalada Gaalkacyo, waxaa la soo hor dhigay guriga ehelo ilaa xalay baafinayay, Caaisha Ilyaas Aadan oo 12 sanno jir aheyd.

Isbitaalka wayn ayaa hada la keenay meydka Gabadha oo muujinaya in si fool xun loo jir dilay, sida ay ii xaqiijiyeen saraakiil caafimaad.

Lama oga sababta keentay dilka gabadhan yar waana dilkii ugu foosha xumaa ee loo geesto gabar dadeeda yartahay.

Wixii ku soo kordha lasoco

Mudug24 Gaalkacyo

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here