Home wararka Dalka Dhageyso Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Wada-hadalka Somaliya iyo Somaliland ee dhacaya.

Dhageyso Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Wada-hadalka Somaliya iyo Somaliland ee dhacaya.

0

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa ka hadlay wada hadalka la filayo in Somaliya iyo Somaliland dhexmaraya kaasi oo ka dhacaya itoobiya.

Waxa uu aad uga hadlay wada hadalka la filayo nuuca uu yahay iyo sida looga baahanyahay Somaliland in ay ku wajahdo.

kulanka uu la qaatay Madaxweynaha itoobiya iyo arimaha sida aadka ah ay uga hadleen isagoo ku tilmaamay nin dhalinyaro ah oo hadaf saro leh.

waxa uu soo hadal qaaday halka somaliland ka joogto wada hadalka iyo mowqifka shacabka somaliland.

Halkan Hoose ka dhageyso Codka Muuse biixi

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here