Home wararka Dalka Dhageyso Adeer Cabdi Kariin oo ka hadlay Sida Gaalkacyo loogu dilay Caasho...

Dhageyso Adeer Cabdi Kariin oo ka hadlay Sida Gaalkacyo loogu dilay Caasho isagoo Galmudug u jediyay Codsi.

0

Caasho Ilyaas Aadan oo aheyd Gabar yar ayaa saakay meydkeeda laga helay gurigii ay ka maqneed hortiisa,waxaana xalay lagu baafinayay baraha bulshadda habeenkii xalay ahaa.

Adeer C/xakiim Maxamed Axmed oo ah adeerka Gabadha la kufsaday,kadibna la dilay ayaa sheegay in Caasho shalay la waayay,islamarkaana saakay markii ay hurdada kasoo tooseen ay ku arkeyn meydkeeda albaabka gurigooda oo lagu soo tuuray.

Waxa uu sheegay adeer C/xakiim in kufsi loo geystay Gabadhooda,kadibna la dilay si aysan u sheegin cida kufsatay.

Waxa uu ka codsaday Madaxda Maamulka Galmudug in ay arintaan ka jawaabaan,islamarkaana gacanta lagu soo dhigo ragii ka dambeeyay.

Halkan Hoose ka Dhageyso adeer Cabdi kariin.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here