Home galmudug Dhageyso Madaxweyne Xaaf oo Shir Jaraa’id ku qabtay Gaalkacyo kuna eedeeyay Dowlada...

Dhageyso Madaxweyne Xaaf oo Shir Jaraa’id ku qabtay Gaalkacyo kuna eedeeyay Dowlada Somaliya iyo hantida ka maqan.

0

Madaxweynaha dowladda Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa maant dib ugu soo laabtay Magaalada Gaalkcyo Ee Gobolka mudug. Asagona Saaka ka Amba Baxay Magaalada Nairobi Ee Caasimada Dalka Kenya.

Waxaana Soo dhaweyntiisa ka qeyb Galay Wasiiro iyo Xildhibaano ka Tirsan Galmudug.
Madaxweyne Xaaf oo Shir Ku qabtay Xarunta Madaxtooyada Gaalkcyo Wuxuuna sheegay in uu Nairobi Kulan kula qaadtay Hay.adaha ka shaqeeya Hormarinta Dalka islamarkaana is fahan uu dhex maray asagoona Edeyn Ujeediyay Madaxda Dowladda Somaliya.

Asagoona xusay Weli Dowladdu Dagaal ay Kula jirro Galmudug Heshiisyadii Horey loo Gaaray aysan waxba ka hirgalin.
Xaaf. Ayaa Bulshada Galmudug igu Baaqey in ay isku tashadaan.islamarkaana Degaankooda Hormariyaan.si ay oga Maar maan Dowladda Dhexe.

Halkan Hoose ka Dhageyso shirka jaraa’id

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here