Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynaha galmudug oo Casha sharaf usameeyay Midowga Musharaxiinta iyo Golaha Wadatashiga (Sawiro)

Madaxweynaha galmudug oo Casha sharaf usameeyay Midowga Musharaxiinta iyo Golaha Wadatashiga (Sawiro)

0

Casho sharaf uu madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye u sameeyay Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran iyo qaar ka mid ah Midowga Musharaxiinta, ka dib markii la soo gebogabeeyay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran.

Hooyga uu ka deganyahay Muqdisho Madaxweyne Qoor Qoor ayuuna Kulankaan ka dhacay waxaana ka qeyb-galay Musharaxiinta.

Kulankaan ayaa imaanaya xilli shalay Golaha Wadatashiga Qaranka ay shaaciyeen Jadwalka Doorashada Soomaaliya.

Ad
Previous articleDeg Deg Jadwalka Doorashada Soomaaliya oo La shaaciyay
Next articleXaalada itoobiya iyo Kulankii xalay Ra’isul Wasaaraha itoobiya la yeeshay Warbaahinta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here