Home wararka Dalka Deg Deg Wiil Mooto Bajaaj la ah oo Goor dhaw Lagu Dilay...

Deg Deg Wiil Mooto Bajaaj la ah oo Goor dhaw Lagu Dilay Muqdisho

0

Mid ka mida dhalinyarada ku shaqeesata Mooto Bajaajta ayaa Goor dhaw lagu dilay Isgooska Banaadir ee Muqdisho.

Dilka Waxaa Geestay Mid ka mida Ilaalada Isbitaalka Banaadir, waxaana Hadda gacanta ku haya Shaqsigii Dilka Gaystay ciidamada Amaanka Soomaaliya.

Maydka Wiilka dhalinyarada ayaa yaala Albaabka hore ee Isbitaalka Banaadir, Waxaana Tani ay Ku soo Beegmaysaa Xilli isbitaalka Dhawaan ay La wareegtay Dowlada Soomaaliya

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here