Home Wararka Maanta Koox hubeysan oo Muqdisho ku dilay nin abuukaate ah

Koox hubeysan oo Muqdisho ku dilay nin abuukaate ah

0

Koox hubeysan Ayaa muqdisho ku Toogtay allaha unaxariistee nin Lagu Magacaabo Abukaate Max’ed Warsame

Abukaate Max’ed waxay muujinaysaa dilkiisa  dabargoynta Waxgalka ummadda Soomaaliyeed, kuwoodii ka badbaaday Colaadihii Sokeeye.

Marxuum-ka wuxuu kamid ahaa Bahda Qareenada Soomaaliyeed, waan ka tacsiyeeyay dhamaan Bahda Qareenada Soomaaliyeed.

Muqdisho Maalmihii la soo dhaafay waxaa Ku Soo badanayay falalka amni daro, waxaana ka dhacayay dilal iyo Qaraxyo

Ad
Previous articleBoqolaal askari oo ku dhintay xero uu tababar uga socday & Sababta ka dambeysa
Next articleDagaal Ka dhacay Gudaha Garoonka Magaalada Laasacoonood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here