Home Wararka Maanta Ciidamada Dowlada oo Caawa la Wareegay Qaybo ka Mid Furumihii Dhawaan laga...

Ciidamada Dowlada oo Caawa la Wareegay Qaybo ka Mid Furumihii Dhawaan laga Soo baxay

0

Ciidanka Milateriga Soomaaliya iyo kuwa macawisleyda ayaa goordhaw la wareegay degaanada kale ah Cad-cadeey iyo Cadaanlaxeey oo kamid ah goobihii dhawaan dib u gurashada ka sameeyeen ciidanka dowladda.

Alshabaab ayaa isaga baxay degaanadaas markii ay u ruqaansadeen ciidanka dowladda iyo kuwa Macawisleyda waxayna qabashada degaanadaan muhiim u tahay sugidda amaanka degmada Runnirgood iyo degaanada ku teedsan oo ay hadda hareeyeen Milateriga Soomaaliya.

Ad
Previous articleWar Deg Deg ah: Xiisad ka taagan Madiina Gate albaabka la galo Xaruunta Xalane kadib markii la Dilay Askari u Dhashay Dalka Uganda
Next articleDagaallo iyo duqeymihii ugu cuslaa oo ka dhacay Sudan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here