Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: NISA oo Albaabada Isugu dhufatay Xarumihii Waawaynaa ee...

War Deg Deg ah: NISA oo Albaabada Isugu dhufatay Xarumihii Waawaynaa ee Hormuud iyo Salaam Bank

0

Ciidamada NISA ayaa goordhaw xiray Xarunta wayn ee Shirkadda Hormuud ee Suuqa Bakaaraha iyo Xarunta weyn ee Salam Bank ee Suuqa Bakaaraha.

Shalay ayey sidoo kale ciidamada amniga Xireyn Xarunta Shirkadda iyo Salam Bank ee Tareebiyaano, iyadoo war kasoo baxay Shirkadda NISA lagu eedeeyay in ay qaaday tallaabooyin sharci darro ah, balse NISA ayaa dhankeeda sheegtay in ay ka jawaabtay codsi hore shirkadda uga yimid ayna qaaday tallaabooyin sharci ah.

Sidoo kale Hay’adda NISA waxay sheegtay in qaar kamid ah shaqaalaha Shirkadda ay xiriir la leeyihiin AS ayna socoto in ay ku lug leeyihiin weeraradii shirkadda lagu qaaday maalmo dhow.

Ad
Previous articleNISA Oo Jawaab Deg Deg ah ka Bixisay Cabasho goordhow ka Timid Shirkada Hormuud iyo khilaaf Culus oo ka Dhex Qarxay Hormuud iyo NISA
Next articleCabfirashiid Janan oo La Sheegay in La afduubtay Kadibna La Dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here