Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Mid ka mid ah Xildhibaanadii ugu Caansanaa Baarlamaankii Sagalaad oo Tartanka Laga...

Mid ka mid ah Xildhibaanadii ugu Caansanaa Baarlamaankii Sagalaad oo Tartanka Laga Reebay

0

#Hop177 oo ahaa kursigii uu ku fadhiyay Xildhibaan Ibraahim Yarow laga soo billaabo Carta illaa iyo 2021.

 

ayaa laga reebay tartanka kursigaas, waxaana ku soo bixi doona C/qaadir Sheekh Cali Baraka oo Wasiir kuxigeen ka ah Koofur Galbeed.

Xil Ibraahim Yarow, wuxuu ahaa guddoomiyihii Guddiga wadajirka ee diyaarinta xeerarka dhamaystirka sharciga doorashooyinka Qaranka oo soo hindisay Kursi nambarka HOP.

 

Maalmihi lasoo Dhaafay ayaa Maamulka Koonfurgalbeed wuxuu Bilaabay Beegsiga Xildhibaanada aan Ku Fikarka ahayn Madaxweyne Farmaajo.

 

Dhawaan ayay Hayd markii Xildhibaan jawaari kursigiisi loo Diiday inuu utartamo lana Siiyay Maxamed Xasan Cali oo Ka mid aha Wasiirada Koonfurgalbeed.

Ad
Previous articleSafiirka cusub ee Maraykanka oo Warqadaha Aqoonsiga Laga Gudoomay
Next articleDeni iyo Axmed Madoobe oo Kenya Deg deg ugu yeertay xili ay ka Cabsi Qabto in Farmaajo Soo laabto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here