Home wararka Dalka Ra”isul Wasaare Khayre oo Shir gudoomiyay Shir looga hadlay Arima Muhiim ah...

Ra”isul Wasaare Khayre oo Shir gudoomiyay Shir looga hadlay Arima Muhiim ah Ayna ka qeyb Galeen….

0
SHARE

R/wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay Shirka Tubta arrimaha Bulshada oo lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya.

Siyaasada dhalinyarada iyo dhaqan galinteeda ayaa kamid waxyaabihii diirada lagu saaray,Wasaarada dhalinyarada ayaana laga dhageystay warbixin ku saabsan waxyaabihii u qabsoomay.

Xasan Cali Khayre ayaa Shirkaan shir gudoomiyay Waxaana Diirada Lagu saaray Arima Muhiim ah oo  ay Ka Mid yihiin siyaasada Dalka

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here