Home galmudug Dhageyso Waxqabadkii Dowlad Gobaleedka galmudug

Dhageyso Waxqabadkii Dowlad Gobaleedka galmudug

0

Warbixinta bilaha Ah Ee Wax qabadka Xukumada Dowlad goboledka Galmudug Oo aynu Kusoo Qaadaneyno Hormarka Baaxada Leh ee Kasocda Caasimada Galmudug Ee Dhuusamreb
Qodobada
Ololaha Iskutashi oo Lagu Dhisay In kabadan Dhowr iyo Labatan Xarumood oo Isugu jira Guryo cusub iyo Kuwa Ladayactiray, Xarumo ciidan dayactirka, Bangiga_Dhexe ee casimada, Dhismaha Madaxtooyada galmudug Oo iyana Iskutashi Lagu dhisayo dhismaha xarunta Wasarada Tamarta Iyo biyaha.
Qaybta waxbarashada

iskoolka Hoose, dhexe, iyo sare ee Almamuun ee dhuusamreb  oo ay dhigtaan in kabadan 500 oo arday Oo lcg la aan  wax ku barta waxana gacanta kuhaya Mamulka Galmudug wana qayb kamida adeegyada doowlada.

Xarunta farsamada gacanta ee dhuusamreb iyana waxay kamid tahy goobaha shaqo abuurka lugu sameeyo danyarta shaqo goob ka ah waxana gacanta  kuhaya mamulka iyo Haayado Kataageera .

Dayactirka Iskoolka waaberi Ee Dhuusamreb Oo isna Ay dhigtan arday Kudhow 200 ilaa 250 oo lacag la Aan ah.

waxaa jira xarumo ladhisay oo sugaya In laxarig jaro Kuwaas oo Muhiim u ah Dowlad Gobaleedka Galmudug.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here