Home puntland Golaha wasiirada Puntland oo la Filayo in Goor dhaw lagu Dhawaaqo

Golaha wasiirada Puntland oo la Filayo in Goor dhaw lagu Dhawaaqo

0
SHARE

Warbaahinta Ku sugan Garowe ayaa looga Yeeray Madaxtooyada Puntland Waxaana la Filayaa in Goor dhaw lagu dhawaaqo Golaha Wasiirada Cusub Ee Puntland

Golaha wasiirada ayay ubadan tahay in Lagu Dhawaaqo, Maadaama isha Lagu Hayo Golaha Cusub oo soo dhisi Doono Madaxweyne Dani.

Waqtiga Gaaban ayaa Uga Hartay waqtigii Loogu Balamay in Lagu soo Dhiso Golaha wasiirada Maamulkaas, Laakiin Taasi waxay Noqon Kartaa in il gaar ah Lagu eego Wasiirada uu soo xulo.

La soco Faah Faahinta

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here