Home galmudug War deg deg Ah Gaalkacyo oo lagu dilay Nabadoon Caan Ah.

War deg deg Ah Gaalkacyo oo lagu dilay Nabadoon Caan Ah.

0

Wararka Ka Imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Ayaa Sheegay in Caawa Xaafadda Garsoor Ee Waqooyiga Gaalkacyo Lagu Dilay Nabaddoon Caan ka Ahaa Gobolka Mudug Laguna Magacaabi jiray Nabaddoon Cabdi Qani Maxamed Baalle

Rag Ku hubeysan Bastoolado Ayaa dilka ugeystay Marxuum Baalle Xilli uu ka baxay masjid salaadda cishaha uu Ku tukaday una socsay Hoygiisa.

Waxaana Baxsaday ragii dilka geystay Sidaas waxaa Mudug24.cm usheegay Qaar ka mid ah Ehelada Marxuumka Caawa Lagu Dilay Waqooyiga Gaalkacyo.

Mudug24 Gaalkacyo

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here