Home wararka Dalka Dhageyso Booliiska Soomaaliya oo gacanta Ku soo Dhigay Askar Toogtay Dad...

Dhageyso Booliiska Soomaaliya oo gacanta Ku soo Dhigay Askar Toogtay Dad Shacab ah

0
SHARE

Shir jaraaid oo maanta muqdisho ku qabtay Taliyaha Hogaanka ilaalada  canshuuraha bariga ee ciidanka Boliska soomaaliyeed, ahna Madaxa warfaafinta ee boliiska, genaral cabdulaahi xasan bariise ayuu kaga hadlay dilal kala duwan oo muqdisho ka dhacay maali mihii la soo dhaafay, islamarkaana ay geesteen Ciidamo ka Tirsan Kuwa Boliiska soomaaliyeed.

Cabdullaahi Xasan bariise ayaa warbaahinta u sheegay in Gacanta lagu soo dhigay Shaqsiyaad dilal ka geystay Muqdisho, kana Tirsan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

Genal bariise ayaa dhanka kale sheegay in aysan udul qaadan doonin Boliiska soomaaliyeed, in askari Qof shacab ah Dilay uu Goobta ka baxsado.

Taliyaha Hogaanka ilaalada canshuuraha ee cidanka Boliiska soomaaliyeed, waxuu Tilmaamay in ay xooga saari doonaan, in qof shacab ah aysan ku dhiman micna daro.

magaalada muqdisho, maalimihii la sooo dhaafay waxaa ka dhacayay dilal kala duwan oo loo geysanay dad ay ubadan yhiin wadayaal mooto bajaaj.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here