Home galmudug Madaxweyne Xaaf oo la kulmay Gudiga Nabadeynta Magaalada Gaalkacyo ee Labada Dhinac.

Madaxweyne Xaaf oo la kulmay Gudiga Nabadeynta Magaalada Gaalkacyo ee Labada Dhinac.

0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa  kulamo isdaba joog ah maalmahan la qaadanayay Bulshada ku nool Magaalada Galkacyo ayaa xalay  waxa uu la kulmay Gudiga Nabadeynta Magaalada Gaalkacyo, Ganacsatada Magaalada Galkacyo iyo Maamulka Degmada.

Madaxweynaha ayaa ugu horeyn waxa uu xog wareysi la yeeshay Gudiga Nabadeenta Magaalada Galkacyo iyo Maamulka Degmada waxa ayna uga warbixiyeen halka ay wax u marayaan waxa ayna Madaxweynaha u sheegeen in guul wayn laga gaaray Howsha Nabadeynta ee Magaalada Galkacyo.

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug ayaa sheegay in kulanka inta badan looga hadlay xaalada amniga Gobolka Mudug iyo howlaha nabadeynta,sidoo kalena uu Ganacsatada Madaxweyne Xaaf uu ku booriyay inay Canshuurta bixiyaan.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here