Home wararka Dalka Diblomaasiyiinta Qunsuliyadda Soomaaliya ee Jiddah oo degdeg loogu yeeray (Akhriso)

Diblomaasiyiinta Qunsuliyadda Soomaaliya ee Jiddah oo degdeg loogu yeeray (Akhriso)

0
SHARE

Amar ka soo baxay xafiiska wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa lagu faray dhamaan diblumaasiyiinta iyo u qaybsanayaasha qunsiliyadda guud ee Soomaaliya ku leedahay magaalada Jiddah ee Sucuudiga in ay soo galaan xarunta wasaarada arrimaha Dibadda ee Muqdisho, 30-berri gudahood.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here