Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynaha Galmudug oo Kormeeray Xerada Ciidamada Qeynta 21-aad (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo Kormeeray Xerada Ciidamada Qeynta 21-aad (Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Ahmed Abdi Kaarie ayaa kormeer ku tagay xerada Ciidanka Xoogga Dalka, gaar ahaan qeybta 21aad ee duleedka caasimadda Dhusamareeb.

Madaxweynaha ayaa bogaadiyay howlgalada CXD ay dhawaan ka fuliyeen deegaanada Galmudug kuna booriyay inay sii laba jibaaraan, gaar ahaan xiligaan xasaasiga ah ee loo diyaar garoobayo doorashada dalka.

Qoor Qoor ayaa ku dhiiragaliyay Ciidamada inay xoojiyaan Sugida Amniga Galmudug Maadaama ay yihiin Ciidamada Xooga dalka Loogana Fadhiyo inay Hantaan Amniga Guud ee Galmudug.

Ad
Previous articleDeg Deg Dimbi baarihii Saldhiga yaaqshiid oo Goor dhaw La dilay
Next articleDabaal dagyada xuska 26 juun oo Muqdisho si weyn uga socda iyo Madaxda Oo Hambalyo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here