Home galmudug Madaxweynaha D.G Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa manta Magaalada Galkacyo kulan...

Madaxweynaha D.G Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa manta Magaalada Galkacyo kulan kula qaatay Haweenka Gobolka Mudug (Sawiro)

0

Madaxweynaha D.G Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa manta Magaalada Galkacyo kulan kula qaatay Haweenka Gobolka Mudug
Madaxweynaha ayaa Haweenka ku aamanay kaalinta wanaagsan oo ay ka qaateen nabada Magaalada Galkacyo waxa uuna u balan qaaday in haweenka shaqo abuur loo sameyn doono si dhawna Madaxtooyadu uga warqabi doonto.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf oo maalmahan ku sugay xarunta Gobolka Mudug ee Galkacyo ayaa kulamo gaar gaar ah la qaadanaya, Odayaasha,Waxgaradka,Dhalinyarada,Haweenka si uu u ogaado baahiyaha eey qabaan Bulshada ku dhaqan Magaalada Galkacyo.

Madaxweyne Xaaf ayaa Dar dar Gelinaya Qorshaha uu kula Kulmayo Bulshada Rayadka Qeybaheeda Kala Gedisan.

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here