Home wararka Dalka Deb Xoogan oo Mar kale Qabsaday Suuqa Weyn ee Bakaaraha iyo Gurmad...

Deb Xoogan oo Mar kale Qabsaday Suuqa Weyn ee Bakaaraha iyo Gurmad xoogan oo soconaya

0

Wararka  Ka imaanaya Suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaro ayaa sheegaya in dab uu qabsaday goor dhaw oo caawa ah.

Dabka ayaa ka kacay guryo ku yaalla Suuqa Dahabka.

Gaadiidka gurmadka degdeg ah ayaa ku howlan daminta dabka.

Qaar ka mid ah ganacsatadda bakaaraha ayaa Risaala sheegay in uusan aheyn dabku mid xooggan.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here