Home galmudug Xildhibaan Ka Tirsanaa Galmudug Ahna Gudomiyaha Degmada waaberi ee Gobalka Banaadir oo...

Xildhibaan Ka Tirsanaa Galmudug Ahna Gudomiyaha Degmada waaberi ee Gobalka Banaadir oo Booqday Dhismayaal Ka socda Cadaado (Sawiro)

0

Gudoomiyaha Degmada Waabarì Ex xildhibaan Mahad Elmi Ali oo maalmihii lasoodhaafey kusugnaa magaalada Cadaado ee xarunta baarlamaanka Galmudug ayaa booqdey halka uu kasoconayo dhismaha xarunta cusub ee taliska qaybta 21aad ee ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed oo duleedka Cadaado lagadhisayo

Dhismaha xaruntaan oo lagudhisayo isxilqaan waxa uu gudoomiye Mahad Elmi Ali ugu deeqey lacag dollar waxa uuna aad u soodhaweyey dhismaha xaruntaan loodhisayo Ciidan xooga dalka Soomaaliyeed

Sidoo kale gudoomiye Mahad Cilmi Ali waxa uu kulan laqaatey gudiga gacanta ku hayo dhismaha xarunta cusub oo kakooban aqoonyahano iyo saraakiil ciidan.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here