Home wararka Dalka Sawiro Dheeraad ah isbitaalka Degmada Gawaan oo si rasmi ah Xariga looga...

Sawiro Dheeraad ah isbitaalka Degmada Gawaan oo si rasmi ah Xariga looga jaray.

0

Degmada Gawaan ee Gobolka Mudug ayaa maanta waxaa xariga laga jaray isbitaalka magaalada oo dhismihiisa lasoo gabagabeeyay waxana ka qeyb galay masuuliyiin dowlada Somaliya iyo sidoo kale xubno Galmudug ka tirsan.

Masuuliyiinta ayaa ku soo wareegay qeybaha kala duwan ee isbitaalka iyagoo xaflada xarig jarka kadib sameeyay kormeerkaasi.

Daawo Sawiro dheeraad ah.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here