Home wararka Dalka Dhageyso Khudbadii Cabdi Qeybdiid uu ka jeediyay Xafladii Xarig Jarka ee Isbitaalka...

Dhageyso Khudbadii Cabdi Qeybdiid uu ka jeediyay Xafladii Xarig Jarka ee Isbitaalka Degmada Gawaan.

0
SHARE

Waxaa soo dhamaatay Xaflad Xariga looga jarayay Isbitaalka Gawaan kaasi oo maanta ka dhacday Hoolka Isbitaalka waxaana ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan Galmudug iyo Dowlada Somaliya.

Wasiirada Caafimaadka Somaliya iyo Senator Cabdi Qeybdiid ayaa kamid ahaa Xubnaha Dowlada Somaliya ee Halkaasi ka jeediyay Khudbad taabaneysa Meelo kala duwan oo kaga hadleen hormarka iyo Balanqaad kala duwan.

Halkan Hoose ka Dhageyso Khudbadi Cabdi Qeybdiid.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here