Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor oo Kulan la Qaatay wafdi ay hogaaminayso safiirka Midowga...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Kulan la Qaatay wafdi ay hogaaminayso safiirka Midowga Yurub (Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo howlo shaqo u jooga magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay wafdi ay hogaaminayso safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya, Tiina Intelmann.

Madaxweynaha iyo safiirka ayaa waxa ay kawada hadleen arrimo badan oo ay ka mid yihiin ladagaalanka argagixisada, mashaariicda hormarineed, abaaraha iyo xaaladda guud ee dalka.

Ad
Previous articleMaamul goboleedyada oo soo saaray dalab culus baaqna u Diray Dowlada Somaaliya…
Next articleWasiirka mar Imaamka ka ahaa masjid ku yaalla Sacuudiga oo ka hadlay sababta uu ugu biiray TikTok iyo muusigga uu isticmaalo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here