Home puntland Dhageyso Khudbadii Madaxweynaha Puntland Siciid Deni uu ka jeediyay Xaflada Caleemo saarkiisa.

Dhageyso Khudbadii Madaxweynaha Puntland Siciid Deni uu ka jeediyay Xaflada Caleemo saarkiisa.

0
SHARE

Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa xalay dhankiisa waxa uu khudbad ka jeediyay xaflada caleemo saarka loogu qabtay magaalada Garoowe halkaasi oo madax kala duwan waxay ka jeediyeen khudbado kala duwan.

Deni ayaa ka hadlay dhoor arimood oo ugu muhiimsantahay hormarka maamulka Puntland iyo waxyaabaha uu ka badli doono isla markana uu muhiimada uu siinayo.

waxa uu soo hadal qaaday haweenka puntland isagoo sheegay in uu xaqiijinayo xaquuqda haweenka.

Deni ayaa soo hada qaaday xiriirka kala dhaxeeya maamulada Dalka ka jira iyo Dowlada Somaliya ee xiligan taagan.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Siciid Deni.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here