Home galmudug Dhageyso Fanaanka Faarax Murtiile oo Khudbad uu jeediyay Madaxweyne Farmaajo ugu baaqay...

Dhageyso Fanaanka Faarax Murtiile oo Khudbad uu jeediyay Madaxweyne Farmaajo ugu baaqay in Hargeyso tago.

0
SHARE

Fanaanka Caanka ee kasoo jeedda Somaliland Faarax Murtiile ayaa khudbad waxaa laga siiyay caleemo saarka madaxweynaha Puntland Siciid Deni isagoo halkaasi ka jeediyay gabay.

Gabayga waxa uu fariin ugu diray madaxweynaha Somaliya Farmaajo isagoo ugu baaqay in uu tago hargeyso isla markana halkaasi kula hadlo shacabka.

Waxa uu ka codsaday in uu ka aqbalo talada uu u soo jeediyay isla markana fuliyo sida uu sheegay fanaanka oo hada u muuqda mid halis ugu jira hadii uu tago somaliland.

Halkan Hoose ka dhageyso Codka Murtiile.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here