Home galmudug Daawo Sawirada Kulan Quraac ah oo Madaxweynaha Puntland u sameeyay Madaxda Dalka...

Daawo Sawirada Kulan Quraac ah oo Madaxweynaha Puntland u sameeyay Madaxda Dalka Somaliya.

0

inkastoo kaftan iyo Wada hadal hoose lagu soo qaaday hadana waxa uu ahaa kulan madaxweynaha Puntland Quraac ugu sameeyay madaxda Dowlada Somaliya iyo kuwa maamul Goboleedyada iyadoo isku meel ku wada caweeyay.

kulanka majirin wax war hoose ah oo lagu soo qaaday sida warbaahinta Somaliyda qaarkood faafiyeen hadana waxa uu ahaa casuumaad Quraac ah oo madaxweynaha u fidiyay Madaxda buuqashada ugu joogta.

Mudug24 Garoowe.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here