Home puntland Dhageyso Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Madaxweyne Dani...

Dhageyso Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Madaxweyne Dani oo Saxaafada La wada Hadlay

0

Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo madaxweynaha Cusub ee Puntland Siciid Cabdullahi dani oo Saxaafada Kula Hadlay Magaalada Garoowe

Madaxweynaha Puntland oo Garoonka Diyaaradaha Garoowe ku soo dhaweeyay Shiikh Shariif Shiikh ayaa Sheegay in Imaanshiyaha Garowe ay Muhiim u tahay Puntland.

“Dhinaca Kale Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa Dhankiisa Tilmaamay in ay Muhiim utahay in Garoowe Lagu soo dhaweeyo, islamarkaana uu Ka Qeyb Galo Caleema Saarka Madaxweyne Dani.

Halkaan Ka dhageyso codadka Labada Masuul.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here