Home Wararka Maanta Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Guddiga Doorashada oo soo gaaray Dhuusamareeb (Sawiro)

Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Guddiga Doorashada oo soo gaaray Dhuusamareeb (Sawiro)

0

Wafti uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal FEIT Soomaaliya Maxamed Xasan Cirro ayaa soo gaaray Maanta Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta dowlad Goboleedka Galmudug.

Wafdigaan ayaa si weyn Loogu soo dhaweyay Caasimada Galmudug ee dhuusamareeb waxaana soo dhaweentooda qeyb ka qaatay Masuuliyiin ka Tirsan Galmudug.

Dhuusamareeb waxay ka mid tahay Goobaha dhawaan ay ka dhacayso Doorashada xildhibaanada Labada aqal waxaana Wafdigaan ay doonayaan inay Korjoogto ay ka noqdaan doorashada

Ad
Previous articleMidowga Musharaxiinta oo ka hadlay Khilaafka u dhaxeeya rooble iyo Farmaajo
Next articleKenya oo Safaaradeeda Muqdisho Maanta dib ufuratay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here