Home galmudug Dhageyso Prof Cabdi qaadir Maxamed Shirwac oo lacag ku wareejiyay Gudiga Dhismaha...

Dhageyso Prof Cabdi qaadir Maxamed Shirwac oo lacag ku wareejiyay Gudiga Dhismaha Garoonka Cabdulaahi Ciise.

0
SHARE

Gudoomiyaha Gudiga Gob ahna Gudoomiyaha Jaamacada Gaalkacyo University ayaa lacag dhan 1,000 kun Dollar waxa uu ku wareejiyay Gudiga qaabilsan Garoonka Kubada Cagta ee Cabdulaahi Ciise .

Gudiga ayaa lacagtaasi ka gudoomiyay Gudoomiyaha iyagoo uga mahadceliyay dhiirogalinta uu Prof u sameeyay isla markana ku faraxsanyihiin.

Prof Shirwac ayaa goobta kulanka uu ka dhacay ka jeediyay hadal ku aadan kaalintiisa ku aadan Dhismaha Garoonka Cabdulaahi Ciise isagoo sheegay in uu jeclaan lahaa in uu jawaan lacag ah ku yabooho Dhismaha.

Halkan Hoose ka Dhageyso Prof Shirwac.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here