Home wararka Dalka Dhageyso Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya oo Si Kulul u Eedeeyay Xukuumada Soomaaliya.

Dhageyso Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya oo Si Kulul u Eedeeyay Xukuumada Soomaaliya.

0

Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa si Kulul Uga Hadlay Qaabka ay ku shaqeyso Dowlada dhaxe ee Soomaaliya.

Xasan Sheekh ayaa Dowlada Madaxweyne Farmaajo ku Eedeeyay in ay Wado Caburin Ku Aadan Siyaasiinta Dalka.

Waxuuna Tilmaamay in Aana Loo Baahneed Ad adeeg siyaasadeed, Laakiin Loo Baahanyahay Adeeg Dowladnimo oo Rasmi ah.

Xasan Shiikh ayaa sii Kor dhiyay Eedeenta uu ujeedinayo Madaxda Sar sare ee Dowlada Soomaaliya.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here