Home galmudug Dhageyso Magaalada Galkacyo oo ay Ka dhacday Dhacdo La Yaab leh oo...

Dhageyso Magaalada Galkacyo oo ay Ka dhacday Dhacdo La Yaab leh oo Lagu soo Bad baadiyay Shimbir lugta Gashatay Koronto

0

Magaalada Galkacyo ee Gobalka Mudug waxaa Ka dhacday Dhacdo Cajiib ah iyadoona Dadka Magaalada ay sameeyeen Gurmad

Gurmadka ay sameeyeen Dadka Galkacyo ku Nool ayaa Nocday Mid cajiib ah, Ka dib Markii La Arkay Shimbir Lugta Gashatay Tabeelaha Korontada, Fiilooyinka Ka baxa.

Waxaa Isugu soobaxay Dad aad ufara badan, kuwaas oo Qaar Kood Noqday Kuwa usoo Daawasha Tegay iyo Kuwo Gurmad ahaan uyimi.

Waxaa Goobta La Keenay Gaadiidka Korontada ay Ku Qaataan Jaranjarada, si Tabeelaha Loo Koro, Waxaana ku Guulaystay in uu Halkaasi Koro Mid ah Ka mud ah Dadka Deegaanka oo Meesha Ka soo Saaray Shimbirtii.

Hoose Ka Dhagayso Codka.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here