Home galmudug Dhageyso Shacabka ku Nool Deegaano Ka Tirsan Mudug oo Ka Cabanaya Ciidamada...

Dhageyso Shacabka ku Nool Deegaano Ka Tirsan Mudug oo Ka Cabanaya Ciidamada Puntland

0

Qaar Ka mid ah Shacabka Ku Nool Deegaanada Bare ee Gobalka Mudug ayaa Ka cabanaya Ciidamo Ka Tirsan gobalka Mudug.

Dadka Deegaanka oo La Hadlay Warbaahinta ayaa Sheegay in Ka Cabanayaan Dhibaatooyin ay Ku Hayaan Ciidamada Puntland.

Waxay Sheegeen in Deegaanada Bari ee Gobalka Mudug ay Xad Gudubyo ku Hayaan Shacabka.

Maamulka Galmudug ayay ka Dalbadeen in ay Arinkaan ay Wax ka qabtaan.

Halkaan Ka Dhageyso.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here