Home galmudug Dhageyso isbitaalka Degmada Bandiiradley oo Lagu Kordhiyay Qeyb Cusub oo Bukaan Jiif...

Dhageyso isbitaalka Degmada Bandiiradley oo Lagu Kordhiyay Qeyb Cusub oo Bukaan Jiif ah.

0
SHARE

Munaasabad Xariga looga jarayay Qeybo lagu kordhiyay isbitaalka Degmadda Bandiiradley ayaa lagu qabtay Degmadaas.

Hirgalinta mashruuca dhismaha isbitaalka ayaa waxaa ka qeyb qaatay jaaliyadaha ka soo jeeda degmada iyo ururada maxaligaa.

Masuuliyiin Ka Tirsan Galmudug ayaa sidoo kale Ka qeyb galay Munaasabada Xariga Looga Jarayay isbitaalkaan Caalami ah.

Degmada Bandiiradley Waxay Ka Mid ah Degmooyinka Galmudug ee Ka soo kabanaya Dhibaatooyinkii Kala Gedisnaa.

Halkaan Ka Dhageyso.

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here